Friday, March 29, 2013

hees cusub oon qoroy hada ..
Anigu adiga 2
adbat igudherto qalbigad kutala wan kubahanahaye kalay
adban kujecelahaye kalay
anigu adiga 1
xabadkaygiyow inamariyo an isracne gacanta i qabo
an waregne gacanta iqabo
anigu adiga 1
daren bankuhayee sideban kuhela
maskax dayduna kuma ilowde qalbigaygana wad kutala .
Anigu adigu 1
xabatkaygiyow inamariyo an isracne
wan kubahanahaye kalay
adilen kurabaye kalay qalbigaygana wadkutala daren bankuhaye sideban
kuhela
anigu adiga 2

No comments:

Post a Comment