Tuesday, November 13, 2012

Hees uu niin jacal galay qoray
Hodo dhaayahaaga barawnka ah dhabanadaada guduudan timahaaga dhuxusha ah

ilkahaaga dhalaya dharkaaga toosan iyo dhexdaadan la qoray ayan hodo dhegagay durarkaad
wax dhertahay dhismahaga dhaayihii mar arka dhinac u jeedsiyo oggoleyn hadal iyo
dhamaantiiyey ila
dhaqaqin amaantoo adna annan wax kuu dhimine
murtideyda ila dhuux dhmbil baa igu dheggennoo
maalmahan idhieysey jacely baa ii dhaawacoo dhinacaaga iga helay caashaqa dhibkiisana

qofka laguma dhafe dhaawaciisu culusaa dhaqtarkiisu yaraa dhimashadiisu fududaa

dhadhan waan ka go ayoo hurdo dhinac ma seexde aduun kuu dhararayaa ee dheyl warkayga hamoodin
gacaliso gaacantada isii

No comments:

Post a Comment